Tartanka dorashada madaxtinimo e maraykanka  (USA).

Tartanka dorashada madaxtinimo e maraykanka (USA).

Abdisamad Hassen 14 Jun 2026
Yaa doorta madaxweynaha mareykanka? Inteena badan aya haysta sawir ah in shacbka mareykanku doortaan madaxweynaha wadankooda, lkn arinku sidaa u ka duwanyahay , Hadaba si aan u fahanno qaabka loo doorto madaxweynaha wadankaa wa inaan xog buuxda ka helnaa labada nooc ee maraykanka dhaxdiisa loo codeeyo, popular vote & Electoral College Hadaynu ku bilowno Electoral College o ah nooca cod bixinta sidoo kalana jaan goysa madaxweynaha wadankaa . maraykan aya ka kooban 50 ismamul hosaad/gobollo +ismaulka magala madaxda washinoton ,wadarta guudna noqonaysa 51 ismamul hosaad , hadaba , sidaa si lamid ah waxa jira laba aqal o uu ka koobanyahay barlamanka maraykanka(congrees of USA aqalka sare (senators) o wadartooda guud tahay 100 senator ,kuwasoo lixdii sanaba mar la doorto, waxana si isku mid ah loogu qaybiyay 50 ismaamul min laba senator. aqalka hoose (House of representative ) wa aqalka labaad kana koban 435 xubnood , kuwaso labadii sanaba mar la doorto, wana wadanka kaliya ee aqalkooda hoose labadi sanabo mar la doorto,waxana lagu jaan gooyay tirade dadka maraykanka ku nool, hadaynu tusaale uso qaadano gobolka California o ah goboka oogu dadka badan maraykanka , wadarta guud e shacabka ku dhaqanna ay gaaraysa illa 40 malyan waxay nasiib ahan u heleen 52 xubnood, haaf malyan walboo dadka mareykanaka ah waxa matala hal xiliban o aqalka hoose ah ,inta waxa dheer sadax xubnood o ay ledahay magala madaxda washiton. Wadarta guud e xilibanada aya noqnaysa 538 xiliban , wana xubnaha sida tooska ahi madaxweynaha u dooorta, sidoo kalan jaan gooya qofka xilka madaxweynaha qabanaya. Dhinaca kale,waxa jira cod bixin shacabku ay cod bixiyan (popular vote) malinka dorashada , ayago marka doorta murashaxa ay is leyihiin uu u qalmaa xilkaa madaxweyne, xubnaha labada aqal ee barlamaka iyo gudomiyayasha gobolada (Governors) ,ayado hal waraq lagu wada doorto, waraqda cod bixinta aya ill hal mitir cabir ahaan dhan. Arinka layabka leh aya ah,Tiro shan jeer ah inay ka dhacday mareykana in musharax madaxweyne helay tira cod shacab tiradasoo ka badan tirade u helay shakhsiga la tratamayey hasa ahatee unan ku gulaysanin xilka madaxweyne. Sidee ayey ku dhacday? Sidaan kor ku xusnay waxa jira mareykanka dhaxdisa laba nooc o cod bixin kuwaso kala ah electoral vote o ay codkooda dhiibtaan xilibaanada iyo popular vote o ay codkooda dhibtan shacabka mareykanka ku nool, sanadkan aya la shegayaa illa 240 malyan o shakhsi inay xaq u leyihiin inay codeyaan, hadaba 240 malyan 60 boqokiba haday Kamala Harris hesho , trump na helo 40 boqokiba , lakin dhinaca electoral vote hadu helo wax ka badan haaf codadka xilibanada 269+1 , Kamala Harrisna hesho 268, waxa sidaa madaxweyne ku noqon Donald trump Solyaalka mareykanka ee tartanka doorasho madaxtinimo , tiro shan jeer ayey dhacday in musharax u helay tiro cod shacab o ka badan inta dhigiisa la tartamayo u helay hasa ahatee looga guleystay dhinaca electoral vote saana ku wayey xilka madxweyne, tusaalaha ogu dhaw aya ah dorshadan hadda socota tii kahoraysay waa Trump iyo Hilary Clinton, Clinton aya ka sareysay codod sadax malyan garaya trump hasa ahatee maynan ku gulaysanin o waxa natijada jaan goyay qolyaha xilibanada (electoral vote ) halkasuna kaga sara maray trump Clinton. Dhinaca gobolada dorashadu ka dhacayso (states) wa qayb muhimadeda leh marka la joogo haykalka dawladnimo e mareykanka, marka la tilmamayana waxa lagu shega inay yihiin dawlad dalwad kale ku dhax nool (deep government /dawlah camiiqah )waxana loo qaybiyaa illa sadax qaybood , 1.gobolada cas/marodiga :- wa gobolla ku caan baxay inay mar walba codkooda siyan xisbiga Republican Party, 2.gobolada bluuga ah/ dameerka :- wa gobollo inta badan xisbiga dimiquradiga u codeya, 3.waxa jira gobol loo yaqaanno gobolada kala rajaxa(swing states) , wana gobollo tira 7 gobol ah , qolana laguma tiriyo, inta badanna wa melaha xooga ay saran musharaxinta wakhtiga ololaha , marba dhinacay racaan aya gulaysata ,arinka kale e ka jira mareykan aya ah , musharaxa madaxweyne hadu gobol 49 boqolkiba ka helo codadka electoral vote/ , musharaxa kalana u helo 51 boqokiba, qofka codka batay aya waxaba la iskugu tara, musharaxa codadka yarna zero aya lo qoraa . Gabagabada hadaynu usoo dhadhacno, Codayntan markay dhamato waxa xigi dona in codadka la tiriyo, xilibanadii labada aqal e la dortayna ay ku kulam gobol walba cogress/ aqalka xilibanada u leyahay, inta waxa xiga in xilibanada o dhan ay wada yimadaan aqalka congress ee magalo madaxda washiton ku yala, halkana ay ku doortaan madaxweynaha wadanka. mareykan aya ah wadanka kaliya ree galbeed kaso madaxweynaha qaab anan toos ahayn lo dorto ,

Faallooyin (0)

Fadlan gal si aad faallo u dhigto

Gal Diiwaangeli

Weli faallo malaha. Noqo kii ugu horreeyay!