Fallo
Mar aan dawanayey ololaha tartanka madaxtinimada maraykanka ,waxa iso martay sawirka shan madaxweyn hore kuwaso iskaga danbeyay jagada madaxweyne e wadanka maraykanka(Jimmy Carter, Bill Clinton, Barack Obama, George W. Bush and George H.W. Bush)
waana sawirka xaga sare ka muqda , waxa laga yabaa sawirkan kulmiyey shanta madaxweyne inaynay sojidasho badan lahen marka maraykanka dhaxdisa la jogo ama dunida ree galbedka la jogo (USA+Eurobe+Canada+Australia ) wa inta la isku yirahdo reer galbeed, ta waxa la mid ah ingiriska oo ad heleyso lix raisulwazare o iskaga danbeyayey xafiska raisul wazarah dalkaa , sidaa waxa lamid ah France, Germany Belgium iyo wadama kaloo yurub ah ,lkn arink layabka leh aya ah markad jogto dunida carbeed ma heleysit madaxweyne hore o carbeed kaso ku nool wadanku madaxweyne ka ahaan asago ah madaxweyne hawl gab ah ama ka faristay siyasada illa ama wadanka aya laga eryaa ama xabsiga aya la dhigaa ,wana dictatorship nimo marag ma doonta ah.
W/Q:- Abdisemed Hasan Kasin
Faallooyin (0)
Weli faallo malaha. Noqo kii ugu horreeyay!