Ku Saabsan Fikir oo Fahan

Fikir oo Fahan waa bogga wararka iyo faallooyinka tiknoolajiyada ee af-Soomaali. Waxaan idin keenaynaa warbixinno cusub oo ku saabsan telefoonnada, laptops-ka, gadgets-ka, iyo aaladaha casriga ah.

Hadafkayagu waa in aan bulshada Soomaaliyeed gaarsiinno macluumaad sax ah oo ku saabsan tiknoolajiyada adduunka.