MacBook Pro M4: Awood Cusub
MacBook Pro M4 wuxuu keenay horumar weyn xagga awoodda. Chip-ka M4 wuxuu ka dheereeyaa kii hore 30%.
Shaashadda Liquid Retina XDR waa mid qurux badan, batarigana wuxuu socdaa ilaa 22 saacadood.
Kii hore
Sida loo doortaa Smartphone-ka kuugu habboon
Kan xiga
iPhone 16 Pro Max vs Android Flagships
Waxaad jeclaan kartaa
Faallo: Laptop-ka ugu fiican Ardayda
Faadumo Xasan
05 Jun 2026
Faallooyin (1)
Cali Warsame
3 maalmood ka hor
MacBook-gan ayaan rabaa inaan iibsado.