Eeda burburkii dawladii  somaliyeed oo meel loo helay
Wararka

Eeda burburkii dawladii somaliyeed oo meel loo helay

Abdisamad Hassen 14 Jun 2026
35 sano kahor bishanoo kale ayuu madaxweyne mahamed siyad barre villa somalia kaga baxay kaare noociisu aha T55 oo ay sameyeen sovient union "SU" Xiligaa wixii ka danbeeyay wixii somaliya ka xumaaday waxa la weydiin qolyahan hoos ku xusan :- 1.dhaq dhaqaaqa so0maliyeed ee wadaniga aha "SNM/ somali national movement " 2. jabhadii badbaadada somaliyeed ee dimuquradiga aheed "SSDF/Somali salvation demogratic front " 3. Dhaqdhaqaaqii somaliyeed ee wadaniga aha (SPM/ somali patriotic movement ) 4. Kulanka midwga somaliyeed (USC /united somali congress Waxyabaha la yaabka leh aya aha dhamantoot inay watteen magacyo aad u wanaagsan marka gudaha loo galana ku sifoobaya saynta faraska tasoo dushana ka qurux badan hoostana gafane iyo shilini miiran ah. Wa halkuu gabyagii carbeedee la oran jiray ibnu camaar laha mar ay isku qaban wayday magacyada waweynaa ee ay la baxeen madaxdii ondolos iyo tabar daradooda ka muuqata xukunkooda, wuxuu yiri مِمّا ينغّصُني في أَرضِ أَندَلُسٍ سَماعُ مُعتَصِمٍ فيها وَمُعتَضِدِ أَسماءُ مَملَكَةٍ في غَيرِ مَوضِعِها كَالهِرِّ يَحكي اِنتِفاخاً صَولَةَ الأَسَدِ

Waxaad jeclaan kartaa

Faallooyin (0)

Fadlan gal si aad faallo u dhigto

Gal Diiwaangeli

Weli faallo malaha. Noqo kii ugu horreeyay!