Guusha mamdaani
Guusha mamdaani uu garay ayaa aheed guul taariikhii ah , wa markii kobaad magaalada new York duqa magaalada uu ka naqdo shakhsi astamahan leh , wa siduu afkiisa ka shegay xiligii ololaha
1. Muslim
2. Soo galooti
3.shakhsi aaminsan hantiwadaag.
new York aya meqaam sare ku leh dunida manta , waxaana kamid ah:-
1. Waxa ku yalla xafiiska qaramada midoobay looga arimiyo " Headquarter of the united nations "
2. Wa goob ganacsi , tusaale GPD " Gross Domestic product " dhaqalaha magaaladan soo saarto aya la shegaa inuu yahay mid ka badan dhaqaalaha wadan waynaha ruushka oo dhan .
3.waxa la shegaa inay maal qabeenada caalamka hoy iyo saldhig u tahay ,
Mamadani wuu gulaysta asagoo kusoo baxay codad ka badan 50%, , waxa jiray balanqaadyo badan oo uu qaaday xiligii olalihiisa .
balanqaadyada waxa ka mid ahaa
1. Magaalada oo ah magaalo kirada aqaladu qaali yihiin , 4000-5000 Dollar /Single room, wuxu balan qaaday guryo dawladu leedahay inuu dhiso doono kuwaso lagu jabinayo kiradan qaaliga ah
2.inuu bilaash ka dhigi doono gaadiidka dadweynaha sida basaska , metro ga iyo wixi la mid ah
3.daryeel gooni ah inuu u sameen doono dhallaanka.
4. Inuu canshuurta kula xisaabtami doono jeeb weynta barada ka dhiktay magalada newyork, taaso ah mid ka mid ah siyaasadaha hantiwadaaga
5. Inuu xabsiga uu taxabi doono netaniyahuu “Raisul wazaraha Yahuuda” marka uu yimaado shirka qaramada middobee sandlaha ah kaso ka dhaca new yourk,
Qodobka. Shanaad aya noqon doono arin xasaasi ah kasoo hor yalla mamdani, waxaynu eegi doonaa kulanka 82 ee soo socda " 82 General assembly of UN" kaso dhici doona malinka talaadada september 7, 2026.
Kii hore
sanadkan dhamaaday 2025 baraha aadka ii sameeyay.
Kan xiga
Tartanka dorashada madaxtinimo e maraykanka (USA).
Faallooyin (0)
Weli faallo malaha. Noqo kii ugu horreeyay!